Michele Cervone d’urso oo ka hadlay xaalada siyaasadeed ee Somalia

Safiirka midowga Yurub u qaabilsan arimaha Soomaaliya Michele Cervone d’urso, oo wareysi gaar ah siiyay BBC qeybteeda afka Soomaaliga, ayaa waxa uu ka hadlay Siyaasada Soomaaliya guud ahaan, sidoo kale waxa uu ka hadlay in ciidamo 150 askari gaaraya ay Somalia kajoogaan midowga yurub.

Halkaan ka dhagayso wareysi dhamaystiran oo ay BBC la yeelatay Ergayga:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here