Messi oo niyad jab ka muujiyay guuldaradii Barcelona

Xiddigga kooxda Barcelona  Lionel Messi  ayaa sheegay in aad uga naxay guuldaradii soo gaartay Sabtidii, kooxda uu ciyaaro kaddib markii 3-2 ay kaga badiyeen Real Sociedad.

Laakin wuxuu yiri waa in aan ku guuleesano Cope del Rey.

Waa guul-daradii sannadkan soo gaartay kooxda Barcelona, tan iyo sannadkan 2013-ka ee billowga ah.

Ciyaaryahanka ku guuleestay dhawaan  Balon d’Or ayaa saxaafadda u sheegay : “In guuldarada ka soo gaartay kooxda Socieded

Dhinaca kale Pedro, oo goolasha dhaliyay ayaa dhaleeceeyay garsooraha ciyaarata kaasoo uu sheegay in kaarkii labaad ee Jeelo uu siiyay Gerard Pique.

“Kaarka gudduudan ee la siiyay Pique ciyaarta wuu qasay maxaa yeelay wax kasta waan ka niyad jabnay,” ayuu yirihe .

Toddobaadkan ayaa kooxda Barca waxa ay garoonkeeda Camp Nou ciyaarta ugu dambeesa ay kula ciyaari doontaa Malaga-ka koobka quarterfinal  Copa del Rey.

Xafiiska Wararka Midnimo, webmaster@midnimo.com

midnimo12@googlemail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here