Messi oo laga dalbaday in uu heshiis cusub la galo kooxdiisa

Messi oo laga dalbaday in uu heshiis cusub la galo kooxdiisa
Messi oo laga dalbaday in uu heshiis cusub la galo kooxdiisa

Madaxweynaha Barcelona, Josep Maria Bartomeu ayaa meesha ka saaray in la iibin doono Lionel Messi, isagoona yiri cayaaryahanka waxaan la gali doonaa heshiis cusub si loo horrumariyo heshiiskiisa.

Warar ay qoreen wargeysyada ayaa lagu sheegay in Blaugrana ay kutala jirto in ay iska iibiso cayaaryahanka reer Argentina maadama uu lacag badan ku fadhiyo.

Kooxda ayaa go’aankan gaartay markii laga ciribtiray horyaalka Yurub ee Champions League isla markaana Real Madrid ay ka qaaday Copa del Rey final.

Si kastaba, Bartomeu ayaa leh waxaan u ballan qaadayaa taageerayaasha Barca in aan lacag ku rabin Messi balse laga doonayi isaga in uu wax ka badalo mowqifkisa in uu yahay nin lacag badan rabo.

Su’aali kama taagno in aan heshiis cusub u soo bandhigeyno” Blaugrana sayaa u sheegay ‘Gol a Gol’.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here