Messi oo ku safray Diyaaradii ay ku dhamaadeen Kooxda reer Brazil

Xidiga Barcelona iyo xulka Argentine Lionel Messi, ayaa lasoo warinayaa inuu dhawaan ku safray diyaaradii shalay ku burburtay magaalada Medellin taasoo ay saarnaayeen rakaab ay ka mid ahaayeen kooxda kubada cagta ee Chapecoense, sida laga soo xigtay warbaahinta Catalonia.

1416693712988_Image_galleryImage_Barcelona_s_Lionel_Messi_
Duulimaadka ciyartooyda kooxda koowaad ee Chapecoense ayaa ku wajahnaa dalka Colombia oo ay finalka Copa Sudamerica 2016 kusoo ciyaari lahaayeen.

Xiddiga Barcelona ayaa xitaa sawir kula galay diyaaradaas xubnaha shaqaalaha waxaana ku wehlinayay saxiibkiisa Barcelona Javier Mascherano.

By Rashka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here