Messi oo jebiyay Rikoor uu mudo ilaashanayay Cech

317CE96400000578-3460765-image-a-23_1456263687881Lionel Messi ayaa xalay fursad uu weligii baadi goobayay helay, taasoo ahayd inuu markiisii ugu horreysay gool ka dhaliyay Goolhaye Petr Cech oo haatan u safta kooxda Arseal.

Messi ayaa ciyaar ka tirsanayd Horyaallada Yurub waxa uu Barcelona u suuro geliyay goolkii 1-aad ciyaar goor dhoweyd dhamaatay daqiiqaddii 71’, waxaana uu u raaciyay gool labaad daqiiqaddii 84’ kaasoo ahaa gool ku laad.

Waxay noqonaysaa markii ugu horreysay ee uu Messi gool ku dhaliyo garoon Ingiriis (4 Stamford Bridge iyo 2 Emirates) halka sidoo kalena ay noqonayso goolkiisii ugu horreeyay ee uu Petr Cech ka dhaliyo muddo 545 daqiiqadood ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here