Maxwell oo ku biiray kooxda PSG

Paris Saint-Germain have confirmed the signing of defender Maxwell from Barcelona, with the Brazilian joining the French club in a three and a half year deal.

Maxwell oo kasoo wareegay kooxda Barcelona ayaa saxiixay heshiis sadex sana ah isaga oo maanta maray tijaabada caafimaadka.

Shir jaraa’id oo uu ku qabtay magaalada Paris ayuu ku sheegay inuu aad ugu faraxsanyahay isla markaana aad u xamaasadeysanyahay maadaama uu ku biiray kooxda PSG.

Ciyaaryahankaan oo ah 30 jir u dhashay dalka Brazil ayaa qiray in imaanshiyihiisa uu tagay SG uu ka danbeeyey agaasimaha xaga isboortiga ee kooxdaasi ninka la yiraahdo Leonardo.

Maxwell ayaa ku biiray Barcelona sanadi 2009 markaasi oo uu ka tagay kooxda Inter Milan.

Xafiiska Wararka Midnimo, webmaster@midnimo.com
midnimo12@googlemail.com.