Maxkamadda ICC oo Dacwad ka Gudbisay Jabuuti iyo Uganda

531019728Maxkamada danbiyada caalamiga ah ee ICC ayaa sheegtey shaley oo Talaado ah in ay u gudbisey golaha ammaanka ee Q.M. ashtako ka dhan ah dowladaha Uganda iyo Djibouti, ka dib markii ay dalalkaas ku fashilmeen in ay soo xiraan madaxweynaha Sudan Omar Hassan Al-Bashiir oo dalalkooda tegey.

Hadaba maxay tahay talaabda laga fili karo Golaha Amaanka? Falastin Ahmed Iman ayaa su,aashaas weydiisey Prof. Abdiwahid Sh Osman Qalinle oo ah Sharci yaqaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here