Maxkamadda ciidanka oo askar xukuntay

Ciidamo Tabar loo soo xiray
Maxkamadda ciidanka oo askar xukuntay

Maxkamadda ciidamada milateriga ee dowladda Soomaaliya ayaa min saddex sano oo xabsi ciidan ah ku xukuntay afar askari oo lagu helay dhac ay u geysteen dad rayid ah.

Guddoomiyaha maxkamadda ciidamada milateriga Liibaan Cali Yarow ayaa xukunka uga dhawaaqay saldhigga booliska ee degmada Kaaran ee magaalada Muqdisho.

Guddoomiyaha ayaa sheegay in raggaas ay dhaceen telefoonnada gacanta oo ay lahaayeen dad rayid ah.

Maxkamadda ayaa sidoo kale la wareegtay afar qori oo ay wateen ragga xukunka lagu riday.

Ma ahan markii ugu horreysay ciidamado k a tirsan dowladda Soomaaliya oo xukunno lagu rido

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here