Maxay Tahay Howsha Guddiyada Doorashada Somalia?

151759349Hoggaanmiyayaasha Madasha Qaran ayaa heshiiskii ay dhowaan ka gaadheen qaabka doorashadu uga dhacayso Soomaaliya waxaa ka mid ahaa dhismaha laba guddi doorasho oo kala ah Guddiga Doorashada Heerka Gobol iyo Guddiyada Doorashada Heerka Qaran.

Haddaba maxay tahay hawsha labadan guddi? Maxayse tahay dareenka laga qabaa? Waa mowduuca warbixino ka kooban laba qaybood oo aad dhagaysan doontaan maanta iyo berrito.

Halkan ka dhagayso warbixin ay VOA ka diyaarisay:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here