Maxakamada Sare oo Maanta Go’aan Gaareweysay Dibna Loo Dhigay

Maxakamada Sare oo Maanta Go’aan Gaareweysay Dibna Loo Dhigay

kulankii ay maanta la haayeen maxakamada sare iyo Xubnihii loo diiday in ay ka mid noqdaan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa ku yimid dibu dhac.

kulankaa ayaa waxaa ey Maxkamada ku dhageesatay dacwada Xubnihii ay u diideen Gudiga Farsamada in ay kamid noqdaan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa la sheegayb in uu dib u dhac kuyimid.

 

kulankaan ayaa waxaa loogu yeeray Gudiga Farsamada ee Soo Xulista Barlamaanka waxaana la sheegay in kulankaas aysan maanta sooxaadirin Gudiga Farsamada ee soo Xulista Baarlamaanka Soomaaliya taasna ayaa sababtay in dib loo dhigo.

Gudoomiyaha Maxkama Sare ee Dalka Ceeydiid Cabdullaahi ilka Xanaf ayaa waxa uu sheegay in kulankaan uu dib u dhacay waxaana uu sheegay in maalinta birritaa ay isku soolaaban doonaan waxaana uu intaa ku daray in Go,aanka birrito ay gaaridoonto Maxkamada.

sidaasi ayaa waxaa maanta ku soo idlaaday kulankii Maxkamada Sare isagoo uusan wax natiijaa uu san ku soodhamaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here