Maxaa ku kalifay RW SAACID in uu boggiisa soo galiyo sawirkan

 

1622273_251005811745733_1932375046_n

Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya, Cabdi Faarax Saacid Shirdoon ayaa bogga uu ku lee yahay Facebook, wuxuu soo dhigay sawiro macno badan muujinaya.

Haddaba Akhristow muxuu kula muuqdaa sawirkan uu soo dhigay Shirdoon boggiisa Facebook?

Soo qor aragtidadaada.

 

6 COMMENTS

  1. masawirkaan macnihiisa waa iska cad yahay ,waxuu muujinayaa in xasan uu yahay nin ku fashilmay xilka culus uu dusha u ritay,mudadii uu joogay wax haba yaraatee macno leh uu qabtay ma jirto,iyadoo madaxtooyadii shabaab qabsaday oo xalane loola cararay ayuuu iska qoslayaa waaba sacii qoslayey.

  2. kakac DOQONEY DAAROOD MAMATASHID Ee MESH
    YAAN LAGUGU DILIN MARKII HORE AYAGAAA WAX KAADHIGAY
    .AF, KUCAYDID AMA QABIIL UGUMUJISID SAXIBKA XASAN
    SHEEKH WAA KUGU ADIGA O KALIYA NIN AYAAD MAGALADIISA
    INTAAD UGUTAGTAY AYAAD CAAYEYSA QABIIL AAN WAXBANA
    KUTAREYNA UGACAN HAADINAYSAA CALASHAN MAREEXAN
    AYAA LADILAY CAKUYE AQLIGAAGA QAABKA DARN WAR
    MINANKIINA HAWIYOW ADEER WIXII

  3. doqoney dabkaaba doqon dantiisa aqoon anagu haddii aannahay Mr
    ninkan wuxuu kudhaqmay masuul kamanihin war waa doqon waa dadka
    yirahda bacaaaacccc waa lax dhukan o dam, ah anagu

  4. Waxaa uu iila muuqdaa madaxweyne gudanaya waajibaad kiisa isaga iyo teamkisii,
    hadii murugo ka muuqan lahayd soomaali oo dhan ayaa murugoon lahayd taasna waxaa ay ahaan laahayd guul u soo hoyotay kuwii geesiyaasha madaxtooyo ku xasuuqay

    halkayaga noogu danbeeya inta nafta ka baxayso waa faraxsanaanaynaa marna ma murugoondoono waana dadaalaynaa insha alaah

    alaahu akbar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here