Maxaa kasoo kordhay Mooshinka Madaxweyne Farmaajo?

Waxaa wali Cakiran xaalada siyaasadeed ee Dalka, tan iyo markii xildhibaano ka tirsan Baarlamanka Soomaaliya ay Mooshin xilka looga qaadayo madaxweyne Farmaajo usoo gudbiyeen guddoonka sare.

Hadaba xildhibaano ka tirsan Baarlananka gaar ahaan kuwii Mooshinka soo gudbiyay, ayaa Xalay hoygiisa ku booqday Guddoomiyaha Baarlamanka “Mursal” kaasoo shalay xayiraad Ama xabsi Guri at kusoo rogtay madaxtooyada.

Xildhibaan Mahad Salaad oo kamid ahaa xildhibaanadii booqday Gudoomiyaha ayaa sheegay ineey u suurtagashay ineey gaaraan hoyga Guddoomiyaha kadib markii ay ka boodeen Biro iyo dhagxaan lagu gooyay albaabka Guddoomiyaha.

Halkan ka aqriso war uu kusoo qoray Facebook a.

https://www.facebook.com/140939889393555/posts/1231136807040519/

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here