Maxaa kala qabsaday Liverpool iyo Man Utd?

Waxaa goordhow soo dhammaatay cayaar ka tirsan horyaalka Premier League.

Steven Gerrard oo ku faraxsan labo oo uu ka dhaliyay Man Utd
Steven Gerrard oo ku faraxsan labo oo uu ka dhaliyay Man Utd

Cayaarta oo ka dhacday garoonka Old Trafford waxa ay dhexmareysay kooxaha Manchester Utd iyo Liverpool, waxaana ay ku dhammaatay 2 iyo 0 oo ay ku adkaatay kooxda Liverpool.

Waa rigooradii 125-aad oo Liverpool ay ku adkaato horiyaalka Premier League taarikhda.

Goolasha waxaa u dhaliyay kabtankooda Steven Gerrard.

Man Utd xaalada ayaa ku xun, waa dhabar jab kale oo soo gaartay macalin Moyes.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here