Maxaa kala haysta cawada xulalka Holland & Portugal /Germany &Denmark

Cawada ayaa lagu wadaa ineey ciyaar xiiso badan dhexmarto wadamada Hollnd oo dhaawacan iyoPortugaloo Guul muhiim ah kasoo gaartay xulkaDenmark.

Xulka Oranjaha ilaa iyo hada jeebkooda wax dhibco ah kumajiraan,ciyaarta cawada ay wada ciyaari doonaan xulkaportugalwaa fursada kaliya haystaanHollandsi aay uga soo baxaay Group-kan waxayna natiijadooda kuxirantahay ciyaarta dhex mari doonta xulalkaDenmarkiyoGermany.

Wiilasha macalin Van Bervick waa kuwo ay rajadoodu aad uxuntahay tartankan EURO 2012,tartano badan ayey waxay noqdeen kuwa ugu nasiibka xun Xulalka dunida waxaana ugu danbeeysay koobkii aduunka 2010 markaasoo xulka Spain uu 1-0 kaga qaaday

Group-kan B waxaa lagu tilamaamaa inuu yahay Goup-ka Geerida maxaa yeelay waxaa kuwada jira 4 xul oo waaween mid kastana uu leeyahay ciyaartooy halis ah,Hollandoo hada loo maleenyo ineey isaga hartay tartankan ayaa waxaa loosaadaalinaayay ineey koobkan qaadi doonaan.

fursada kaliya ee Hollandkaga soo bixi karto Group-kan ayaa ah i8neeyPortugalkaga badiyaan golal farabadan iyo in sidoo kale Germalka uu goolal farabadan kaga adkaadoDenmark.