Maxaa ka ogtahay nolasha cayaarayahankii horre ee xulka qaranka Somalia Cambar Qamiis ?

sportNolashu waa meerto, hadba meel ayey ku dhigtaa maalin, laakin taarikhdu waa ma guurto wixii lagu xariiqo waa ay keedisaa.

Soomaaliya waxaa soo maray dad magac iyo taarikh u keenay, dadkaas waxaa ka mid ah Muxiyadiin Cambar Qamiis waa xidig weerar iyo difaacba uga cayaari jiray xulka qaran iyo naadigii Waxool, wuxuu magac qaro weyn ay hooyey umada Soomaaliyeed dhowrkii sanno ee uu ku jiray kubadda cagta siddeetameeyadii.

Haddaba Muxiyadiin Cambar Qamiis wuxuu ka shaqeeyaa maqaayad ku taalla Nairobi, halkaasoo uu ku nool yahay isaga iyo qoyskiisa markii ay ka carareen dagaaladii sokeeye ee ka dhacay dalka.

Ninkan waxaa ka buuxa waayo aragnimo buuxda, mana jirto cid ka rabta arrintaas oo ka faa’ideesaneysa isaga iyo boqolaal kale ayaa dalka iyo dibediisa ku dhibaateesan waxaana kooxda Soomaaliya markasta looga soo badiyaan goolal badan marka ay ka qaybgalayaan tartamada caalamiga.

W/Q: Bahda Midnim.com

Ra’yigaaga ka soo dhiibo sida lagu heli karo cayaartoy xul oo laga soo xulo Soomaaliya oo dhan?

1 COMMENT

  1. asc bahda midnimo iyao umada somaliyed hadan fikirkega la dhibto waxa lagu hela kara ciyaartoy fican in la so celiyo ama xirir lala sameyo waya araga u aha kubada cagta sida ninka aad ha ka faalooteen iyo kuwa kale maahadsanidn

Leave a Reply to Abdikarim Geedi Cancel reply

Please enter your comment!
Please enter your name here