Maxaa Ka Jira Shariif Xasan inuu Baydhabo ka soo tagay?

13_dec_20131
Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ayaa waxaay sheegayaan in  magalada Baydhabo uu kasoo tagay Shariif Xasan.

Wararka qaar ayaa sheegaya in safarka uu kaga soo kicitemey magaalada Baydhabo Shariif Xasan ayaa waxaa uu salka ku hayaa is maan dhaafka soo kala dhex galey Shariifka iyo malaaqyada Koonfur Galbeed, Taasoo ugu dambeyn keentay in Shariif Xasan isaga soo tago magaalada Baydhabo.

Wixii war soo kordho kal soco Bogga Midnimo

Fikirkaaga Ka Dhiibo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here