Mas’uul katirsan Maamulka Jubba oo Lugahiisa mid ka mid ah waayey

Breaking-News53-300x1682Warar lagu kalsoon yahay oo soo gaaray Shabkada Wararka Midnimo.com ayaa waxay sheegayaan in shil gaari uu dhaawac kasoo gaaray Gudoomiyihii Hore ee Degmada Dooloow C/rashiid Xasan.

Waxa shilka uu yimid markii gaariga uu la socday C/rashiid Xasan C/nuur (C/rashiid Indho Kori) uu ku dhacay gaari kale islamarkaana dhaawacaasi uu sababay in lugahiisa mid ka mid ah la jaro,sida ay sheegeen qaar katirsan Eheladiisa.

C/rashiid Indho Kori ayaa waxa lasoo sheegayaa in hadda uu Xubin ka ahaa maamulka Jubba ee Axmed Madoobe waxaana uu deegaan ahaan kasoo jeedaa Gobolka Gedo Koonfurta Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here