Marwo Caasho Xaaji Cilmi oo Eedeysay Madaxweyne Guuleed

Caasho Xaaji cilmiShalay ayaa waxaa magaalada Cadaado ka dhacdey doorashada mid ka mid ah kuraastii ugu adkeyd oo la filaayey in ay ku tartanto xildhibaan Caasha Xaaji Cilmi.

Kursiga Xil. Caasha Xaaji Cilmi ayaa in dhawaalaba uu muran ka taagnaa, cidda u tartameysa.

Xildhibaanad Caasha oo muddo badan ee la soo dhaafey ka mid aheyd baarlamanka Soomaaliya ayaan tegin xarunta doorashada.

Halkan ka dhagayso wareysi ay Caasho Xaaji Cilmi siisay VOA-da:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here