Marka: Ciidamada DF & kuwa AMISOM oo dagaal kula wareegay Toora-Tooroow

Ciidamada Xooga dalka Soomaaliya
Ciidamada Xooga dalka Soomaaliya

Wararka ka imaanaya gobolka Shabeelada Hoose ayaa sheegaya in Ciidamada dowlada iyo kuwa AMISOM ay Al Shabab kala wareegen deegaanka Tooratoorow ee gobolkasi.

Wararka waxa ay intaasi ku darayan in Al Shabab ay halkasi isaga baxeen iyada oo aan wax dagaal dhicin.

Ila wareedyo ayaa sheegaya in diyaaradaha Mareykanka ay ka qeyb qaaten howlgalkasi lagula wareegay deegaanka Tooratoorow.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here