Mareeykanka oo Qalab milatari ugu deeqay Soomaaliya

680x457xgaadiid_deeq_16.jpg.pagespeed.ic.IaUyfAGuYUDoowlada Mareeykanka, ayaa maanta qalab ciidan oo loogu tala galay Ciidamada Milatariga ee loo yaqaano Kumaandooska waxay gudoonsiiyeen Taliska Ciidamada Soomaaliya.

Qalabkaan ayaa loogu talagalay in lagu qalabeeyo, ciidamada Kumaandooska ah ee tababarka uga socdo Xerada Jaziira ee duleedka magaalada Muqdisho.

Qalabkaan oo ka koobnaa Hub iyo Gaadiid dagaal, ayaa saraakiisha Mareeykanka ka gudoomay Taliyaha Ciidanka Xoodaga Dalka Soomaaliyeed, Jeneral Indho-qarshe.

Halkaan ka dhagayso warbixinta oo dhamaystiran:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here