Marca: Ozil waxa uu ku laabanayaa Real Madrid

OzilSida ay daabacday Jariirada Afka dheer ee Marca Xidiga kooxda Arsenal ku tashato ee Ozil, ayaa go’aansaday inuu dib ugu laabto kooxdiisi hore ee Real Madrid.

Jariirada Marca ayaa sheegeysa in Real Madrid ay hada bartil maameed ka dhiganeyso laacibiintii naadiga iskaaga tagay ka dib markii boos joogto ah ay ka waayeen Madrid.

Di Maria ayaa sanad ciyaareed fool xun ku qaatay Man United oo lacag aad u badan ku iibsatay, balse wuxuu qaatay go’aan geesinimo leh isagoona xilli ciyaareedkii xigay ku biiray PSG, oo hada uu fure u yahay halka Ozil uu yahay hogaamiyaha Arsenal isagoona xilli ciyaareedkaan la soo baxay qaab ciyaareed aad u wanaagsan.

By Rashka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here