Manchester United oo rabta Song

 

Manchester United oo rabta Song
Manchester United oo rabta Song

Manchester United ayaa dooneysa xiddiga qadka dhexe Barcelona, Alex Song, siddaas waxaa ku warranay bogga Goal.com.

Kooxda Red Devils ayaa la sheegay in ay ku kharash gareyn doona €15 million si loo keeno xiddiga Arsenal.

Liverpool, AC Milan iyo Atletico Madrid ayaa iyana doonaya  Song, kaasoo la filaayo in uu ka tagaayo Camp Nou xagaaggan.

Cayaaryahanka reer Cameroon ayaa waxaa doonaya macallin United David Moyes.

Moyes, ayaa siddoo bartilmaameesanaya cayaaryahan u cayaara Bayern Munich oo lagu magacaabo Toni Kroos iyo  Sporting Lisbon ee William Carvalho.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here