Man Unt galabta guul gaartay

 

Man Un galabta guul gaartay
Man Un galabta guul gaartay

Kooxda Manchester United ayaa guul gaartay kaddib markii cayaar goordhow soo dhammaatay ay 3 iyo 0 uga adkaatay kooxda West Brom.

Cayaarta oo ka dhacday garoonka The Hawthorns ee magaalada West Bromwich, ayaa u muuqatay mid inta badan awooda ay lahayd kooxda Man.

Goolasha Manchester United: Waxaa u kala dhaliyay Phil Jones Wayne Rooney iyo Danny Welbeck.

Guushan waxa ay farxad u tahay tababbarre David Moyes oo xaalada ay ku xumayd maalmihii ugu dambeeysay markii kooxdiisa ay isku raacday guul darooyin is xig xiga.

Guusha Manchester United galabta waxa ay ka dhigeysaa in ay soo gashay kaalinta lixaad ee kala horeynta horiyaalka Premier League.

Kooxda

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here