Man United oo markale rabta Pogba

Man United oo markale rabta Bogba
Man United oo markale rabta Bogba

Sidda uu qoray wargeyska The Sun ee ka soo baxa dalka Ingiriiska, kooxda Man Chester United ayaa dooneysa in ay soo ceshato Paul Pogba oo hadda ka tirsan kooxda Juventus ee dalka Ingiriiska.

Cayaaryahanka reer France ayaa noqday mid ka mid ah cayaartoyda sidda weyn loo baadigoobayo, waxaana doon doonaya kooxo badan.

Man Untd ayaa u aragta Bogba cayaaryahan muhiim u ah kooxda haddii uu yimaado.

Man Chester waxay soo bandhigtay 25 Milyan oo ah lacagta dalka Ingiriiska si ay u hesho cayaaryahanka reer France.

Cayaaryahankan ayaa horey u soo maray kooxda Man Untd bals si xor ah ayuu uga tagay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here