Maldini oo Kaka ugu nasteexeeyay inuu kusoo laabto Gurigiisa

Rugacadaagii hore ee Naadiga Ac-milan Paolp Maldini ayaa saaxiibkiis hore ee Kaka ugu baaqay inuu kusoo laabto naadigiisa hore Acmilan,Kaka ayaa hada waxa uu sanado mugdi ah ku qaadanayaa wadanka Spain,gaar ahaan Realmadrid.

Maldini oo wareysi siinayay Kanaalka SKY SPORT ayaa waxa uu yiri “Kaka,waa ciyaaryahan wali leh awood iyo karti dheeraad ah,waana laga jecelyahay garoonka Sansiero,waana ciyaaryahan ay wali ku faanaan taageerayasha Ac-milan”.

Waxaa xusid mudan in baryahanbo ay soo baxayeen warar tilmaamaya in Kaka uu kusoo laabanayo naadigiisi hore,iyadoo shalay gudoomiye kuxigeenka Milan Giliani uu uduulay wadanka mareeykanka,si uu wadahadalo ku saabsan Kaka ula soo teelan lahaa masuuliyiinta Realmadrid.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here