Malaga yaabaa in Kenya ka dhabeyso go’aanka ay ku xireyso xerada Dhadhaab

Dalka Kenya ayaa go’aan ku gaarey in ay xiraan xertyaha qaxootiga ee Dhadhaab iyo Kakuuma. Maalintii shalay ayey ku dhawaaqeen in la hormarinayo xerada ugu dadka badan adduunka ee Dhadhaab in la xiro, haddaba go’aankaas maka dhabayneysaa Kenya.

Video

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here