Magalada Toronto ee Canada ayaa sii weyn loga Ciiday

Waxa sii weyn loga Ciida manta Magalada Toronto ee Dalka Canada Canada gaar ahan Dar-ul-Hijra Islamic Centre ee ee ku yaal magaalada Toronto,Canada.

Munsabada ku adaan Ciidul Fadriiga Dad kumanan kuun aah oo Raxan Saxaan uu socada oo Rag iyo dumar lee ayaa soo Buux dhafiyay ama Camiray Gobaha lagu ciibedesto ee Masajidada magalada Toronto Garahan masajiid kaa Dar-ul-Hijra eek u Yalo Bartamaha magaalada Toronto Qaar kamiid ah Gudiga sare ee masjiidka Dar-ul-Hijra Islamic Centre ayaa dadka Muslimiinta ee ku sugan halkasi ugu so jediyay muxadaro kusabsan fadliga ay leedahay Malinta Ciida iyo Bishi Barkada Qeerka laheed ee Ramadan laso soomaay.

Mahad Carabow Cali Toronto Canada

Mahad554@hotmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here