Madaxweyne Xasan Sheekh oo u dhoofay Baladweyne

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u amba baxay magaalada Baladweyne.

Socdaalkiisa Baladweyne oo qeyb ka ah booqasho aanan faah faahsaneyn oo uu ku marayo gobolada dalka, waxaana maanta horay u raacay xildhibaano iyo saraakiisha ciidanka qaarkood.

Madaxweynaha ayaa shelay sidaan oo kale booqasho kadis ah ugu tagay magaalada Badyahabo halkaas oo uu kula kulmay maamulka gobolka, odayaasha dhaqanka iyo saraakiisha ciidamada AMISOM, Itoobiya iyo kuwa Dowlada.

Waxa lagu wadaa in maanta uu Baladweyne kula kulmo saraakiisha maamulka, ciidamada, kuwa Jabuuti iyo Itoobiya.

Xafiiska Wararka Midnimo, webmaster@midnimo.com
midnimo12@googlemail.com.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here