Madaxweyne Xasan Sheekh oo fariin maqal iyo muqaal u jeediyaya shacabka

Madaxweynaha jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa fariintan Maqal iyo Muuqaalka ah  u Dirayay Shacabka Soomaaliyeed meel walba uu joogaan ayaa waxa uu kaga hadlay dhowr xaalood oo uu hada Wadanka ku suganyahay.

Madaxweynaha ayaa Sheegay in Shacabka Soomaaliyeed ay ku jiraan Tijaabo uu Caalamka intiisa kale ay Tijaabinayaan Sida Shacabka Soomaaliyeed u ilaashan karaan heebadooda Jiritaankooda iyo Taariikhdooda soo jireen.

Madaxweyne Xasan ayaa muujiyay sida uu uga xunyahay Warbixinada hay’adaha Xuquuqul Aadanaha ay soo qoraan oo lagu sheegayo in Soomaaliya ay tahay meel Aan xuquuqda dadka lagu Ilaalin taas ayuu madaxweynaha sheegay in ay Dowladdu wax ka qabandoonto.

Xafiiska Wararka Midnimo, webmaster@midnimo.com
midnimo12@googlemail.com

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here