Madaxweyne Xasan oo loogu baaqay inuu 10-ka September xilka baneeyo

Magaalada MuqdishoMuqdisho: Siyaasiyiinta hogaamineysa Xisbiyada Siyaasada ee dalka Kajira oo shalay Muqdisho ku shiray, ayaa war-saxaafadeed ay soo saareen waxeey madaxweyne Xasan Shiikh ugu baaqeen inuu xilka baneeyo marka lagaaro 10-ka September.

Siyaasiyiintan shalay ku shiray Muqdisho, ayaa sheegay in marka la gaaro 10-ka Sept. ay dhamaaneyso sharciyada Madaxweynaha, sidaas darteedna loo baahanyahay inuu xilka ka dago.

Sidoo kale siyaasiyiintan ayaa dhaliilay qodobo kamid ah qodobadii kasoo baxay shirkii Madasha ee dhawaan Muqdisho lagu soo gabagabeeyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here