Madaxweyne Sharif oo si heersare ah loogu soo dhaweeyey dalka Tanzania + Saiwro

Madaxweynaha dowlada KMG Soomaaliya Sharif Sheekh Axmed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray dalka Tanzania.

Sida ay sheegayaan saraakiisha madaxtooyada Soomaaliya, Shariifka ayaa safarkiisa Tanzania lagu sheegay mid uu ku hagaajinayo calaaqaadka siyaasadeed ee labada dal oo aanan la mid aheyn sida kuwa ay Soomaaliya la leedahay dalalka kale ee gobolka.

Mudada uu joogi doono madaxweynaha dalka Tanzania waxa uu kala hadli doonaan dhigiisa iyo madaxda kalaba arimo ku saabsan xirirka labada dal iyo doorka Tanzania kaga aadan taageerada Soomaaliya.

Madaxweynaha ayaa kasoo kici timay magaalada Istanbul ee caasimada Turkiga oo uu uga soo qeybgalay shirki Soomaaliya ee Istanbul.

Daawo sawirada


 


 


 


 


 


 


 


 


 


 



Xafiiska Wararka Midnimo, webmaster@midnimo.com
midnimo12@googlemail.com.