Qeybta English-ka Wabseedka ka www.Villasomalia.go.so ayaa laga saaray Sawir lagu dul qoray Qorshaha Madaxweyne Farmaajo, kaasoo laga soo min-guuriyay qorshaha Madaxweyne Uhuru Kenyatta “Big Four”, oo la soo geliyay bogga Madaxtooyada Kenya.
Inta badan Madaxda hada maamusha Dalka Gaar ahaan Xafiisyada madaxtooyada iyo kan R/wasaaraha ayaa lagu eedeeyaa Koobiyeenta Khudbadaha madaxdii ka horeeysay.