Madaxweyne Farmaajo Iyo Madaxda Maamul Goboleedyada Oo 5-Ta Bisha Ka Shiraya Arima Xasaasi Ah

shirka madaxda maamulada dalka iyo doowlada SoomaaliyaMadaxwaynaha DFS Maxamed C/Laahi Farmaajo ayaa shir-wadatashi ah waxaa uu isugu yeeray Madaxda Maamul-Goboleedyada Dalka 5ta bishaan July.

Shirkaasi oo Muqdisho ka dhici-doona qodobada ilaa hada la ogyahay ee laga hadli dooni waxa ka mid ah

1-Go’aanka dawladda ka qaadatay arimaha Khaliijka

2-Isku dhafka ciidmada iyo Xureynta dalka Iyo guluf colaadeed Al-Shabaab, xoojinta xiriirka wadashaqayneed

3-Mooshin la sheegay in Xildhibaanada qaar ay wadaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here