Madaxweynaha: Waan kusii tiirsanaan doonaa ciidamada AMISOM+Dhagayso

Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud
Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud

Hoggaamiyayaasha Midowga Afrika ayaa ku heshiiyay in ergo loo diro dalka Burundi si ay ugu qanciyaan madaxweynaha dalkaasi Burundi inuu ogalaado in ciidamo dalkiisa la geeyo.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxammud ayaa shirgudoomiyay kulan khaas ah oo looga hadlayay arrimaha Burundi.

 

 

Halkaan ka dhagayso wareysi uu siiyay BBC-da:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here