Madaxweynaha Somaliland Ayaa Dhaqan Galiyay Xeerka Sirdoonka Qaranka S/land (Warsaxaafadeed)

 

Madaxweynaha Somaliland ayaa manta Soo saaray Digreeto uu ku dhaqan gelinayo Xeerka Sirdoonka Qaranka

Sidaasna waxa lagu sheegay warsaxaafadeed ka soo baxay xarunta Madaxtooyadda oo uu ku saxeexnaa Afhayeenka Madaxtooyada Axmed Saleebaan Dhuxul.

Waxaanu u dhignaa sidan:-

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), waxa uu maanta digreeto madaxweyne ku Dhaqan-geliyey Xeerka Hay?adda Sirdoonka Qaranka Xeer Lr. 59/2012.

Madaxweynuhu:-

Markuu Arkay: Qodobka 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;

Markuu Arkay: Qodobka 75aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;

Markuu Arkay: Go?aanka Golaha Wakiilada JSL, Go?aan Lr. GW/G/KF-19/581/2012 ee ku taariikhaysan 27/12/2012 ee ay ku ansixiyeen Xeerka Hay?adda Sirdoonka Qaranka Xeer Lr. 59/2012;

Wuxuu Soo Saaray

Dhaqan-galka Xeerka Hay?adda Sirdoonka Qaranka Xeer Lr. 59/2012 ee Jamhuuriyadda Somaliland.

Xafiiska Wararka Midnimo, webmaster@midnimo.com

midnimo12@googlemail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here