Madaxweynaha Somaaliya oo ka Hadlay Waxa Dhalinyarada ku Kalifa Amaan Xumida Dalka

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si dheer uga hadlay sababta keenta in dhalinyarada Soomaaliyeed qaarkood ay uga mid noqdaan dadka wada amaan xumida dalka Soomaaliya.

Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Carabka ku dhuftay in dhibaatooyinka ay qeyb ka yihiin wax la, aanta iyo Waliba shaqa la aanta heysata dhalinyarada taasi uu ku sheegay iney kalifeyso in qofka dhalinyarada ah uu ku dhaqaaqo falwalbo uu u arko inuu ku helayo waxuu ku maareeyn lahaa nolashiisa iyo tan qoyskiisa taasina ay wataan dad dano gaar ah leh oo adeegsanaya Dhalinyarada iyagoo qarashaad ku siinaya iney soo dilaan dad aan waxba ka galabsan .

Dhinaca kale Madaxweynaha soomaaliya ayaa carabaabay inay jiraan dhalinyaro kamid ah qabaa’ilada Soomaaliyeed ee la dulmiyay ama lagu xadgudbay kuwaas oo loo adeegsanayo awood qabiil taasina ay kaliftay inuu ku biiro dagaaladii kajiray dalka muda 22 sano ahaa isagoo aargoosi u socda.

Waxaa dalka ku sugan dhalinyaro aad u badan hase ahaatee ma heestaan shaqooyin ay noloshooda ku maareeyaan.

Xafiiska Wararka Midnimo, webmaster@midnimo.com

midnimo12@googlemail.com

2 COMMENTS

  1. dadka saxa aha away oo aha DHALAD SOMALIYA dadka dhalad aha la shaqeeya madxwey iyo dowlad somaliya dowlad waxa leh dadka aha dhalad somaliy dhalinyarad ya been losheek wa dhalinyarad saxa waye somaliya / wa teste wakan num 00 44 79 602 10 704 /

  2. asc madaxwey waxa oo ka hal waxa jiir saxaha madaxwey wa ninka saxa aha DHALAD SOMALIYA AHA wa ruunt oo sheekh xasan sheekh madaxwey somaliya / madaxwey wa nink oo la dhaho ABDULLAHI MAHAMUD TESTE oo joog wadanka ingiriiska dadka aha omaliya oo jog wadanka wa dad aha sheekato maho somaliya saxa / dhalinyarada waxa so barat somaliya dhalinyarad wa saxaway oo aha dhalad haddi shaqo lasiiyo dhalinyarada somaliya waxa sheekhato iyo xasid iyo beelo / madaxwey dhalinyarad saxa aha fiiri dadka dhahayo qabil haladhafo wa been waye sheekato iyo xasid iyo beelo / dowlad iyo maxadkale ha fiiriso dhalinyarad dhalad /

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here