Madaxweynaha oo u ambabaxay Baydhabo

Madaxweynaha oo u ambabaxay Baydhabo
Madaxweynaha oo u ambabaxay Baydhabo

Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhow ka duulay garoonka diyaaradaha Muqdisho iyagoona ku sii jeeda magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay.

Wafdiga madaxweynaha waxaa ka mid ah wasiirro iyo xildhibaanno sidda ay sheegeen saraakiil ka tirsan xafiiska madaxweynaha oo saxaafadda kula hadlay garoonka Muqdisho.

Ammaanka magaalada ayaa si aad ah loo adkeeyay.

Rabshado ayaa toddobaadyadii ugu dambeeyay ka dhacay magaalada, kuwaas oo u dhaxeeya taageerayaasha labo maamul oo dhowaan looga dhawaaqay magaalada.

War dheeraad ah kala soco Bogga Midnimo.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here