Madaxweynaha: “Majiro dal wali hal Qori ama hal Rasaas noogu deeqay”

Madaxweynaha Doowlada Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Shiikh Maxamuud, oo isbuucaan marti ku ahaa barnaamijka Dood-wadaag ee ka baxa telefeshinka Universal, ayaa ka hadlay sababa aysan Doowlada Bil walbo u joogteyn mushaarka ciidamada.

Madaxweyne Xasan

Madaxweynaha, ayaa sheegay in inkastoo Soomaaliya 2013kii laga qaaday cunaqabateyntii caalamiga ahayd, hadana aysan jirin ilaa iyo hada Doowlada ugu deeqday Hub.

“Afarta sano ee DF ay jirtay majirto maanta cid ku sheegan kartaa oo Caalamka katirsan hub ineey siisay Soomaaliya” ayuu yiri madaxweynaha.

Halkaan ka daawo Muuqaalka:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here