Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha oo tartan ugu jira Maareeyaha Dekadda

Qoraal shalay kasoo baxay Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa Maareeye cusub loogu magacaabay dekadda Muqdisho Cabdulaahi Cali Nuur kaasoo lagu badalay Maareeyihii hore Sayid Cali Macallin Cabdulle, hase ahaatee markii wareegtadan soo baxday kadib ayaa wararku sheegayaan in khilaaf iyo muran fara badan ay dhalisay arintaasi.

Halkan ka akhriso warbixin arintan ka hadleyso