Madaxweynaha Burundi oo soo gaaray Muqdisho

Madaxweynaha Burundi oo soo gaaray Muqdisho
Madaxweynaha Burundi oo soo gaaray Muqdishov

Madaxweynaha dowladda Bundi ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho, isagoona diyaarad uu la socday ay ka soo degtay garoonka diyaaradaha Muqdisho.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh iyo xubno ka tirsan dowladiisa ayaa soo dhaweeyay wafdiga madaxweynaha Burundi.

Horey looma sheegin socdaalka madaxweynaha Burundi uu ku joogo magaalada Muqdisho.

Dowladda Burundi ayaa ka mid ah wadamada ciidamada ay ka joogaan Soomaaliya kuwaasoo ka qayb ka ah AMISOM.

Warar dheeri ah kala soco Bogga Midnimo.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here