Macalinka xulka Ingiriiska oo guul ku bilowday

Tababaraha cusub ee xulka England Roy Hodgson ayaa guul ku fur furtay kadib marki kulankiisi ugu horeeyey uu xalka 1-0 uga badiyey xulka qaranka Norway ciyaar saaxibtinimo oo ka dhacday magaalada Oslo.

Ciyaartani oo lagu marti geliyey garoonka Ullevaal Stadium  ayaa  Ingiriisku ku gaareen guushi ugu horeysay oo ay Norway kasoo hooyaan mudo 32 sanadood ah.

Goolka kaliyah ee ay ku badiyeen waxaa u dhaliyey Ashley Young bilowgi hore ee ciyaarta, waxaa ka muuqday isku xirnaan laakin ma aheyn England kuwo aad u heer sareeyey oo waxaa meesha laga tabay weeraryahan Rooney oo ganaax ku maqan.

Dhanka kalana xalay waxaa dhacay ciyaaro saaxibtinimo oo caalami ah axayna xulalka isu arkeen sidan:

Costa Rica    3 – 2    Guatemala
Waa la baajiyey . Angola    ? – ?    Cape Verde
Mozambique    0 – 0    Namibia
Tanzania    0 – 0    Malawi
Brazil    3 – 1    Denmark
Rep. of Ireland    1 – 0    Bosnia-Herzegovina
Poland    1 – 0    Slovakia
Jordan    2 – 0    Sierra Leone
Portugal    0 – 0    Rep. of Macedonia
Spain    2 – 0    Serbia
Switzerland    5 – 3    Germany
Guinea    1 – 2    Cameroon
Burkina Faso    2 – 2    Benin
Holland    1 – 2    Bulgaria
Turkey    2 – 3    Finland
Czech Republic    2 – 1    Israel
Greece    1 – 1    Slovenia
Norway    0 – 1    England
Algeria    3 – 0    Niger.

 

Xafiiska Wararka Midnimo, webmaster@midnimo.com
midnimo12@googlemail.com.