Macalin Karanka “Mourinho waa Tababaraha ugu fiican Adduunka”

Tababaraha Kooxda Middlesbrough ninka lagu magacaabo Aitor Karanka ayaa amaan kala dul dhacay Macalinka Kooxda Chelsea Jose Mourinho isagoo sheegay inuu yahay nin aad khibradiisa usareyso.

JS28057484

Karanka ayaa sheegay in Mourinho uu isaga u arko Tababaraha ugu wanaagsan Caalamka ee Koox Leyliya.

1411422979237_wps_2_OLDHAM_ENGLAND_AUGUST_12_

 “Waxa aan dhihi karaa Mourinho waa tababaraha Adduunka ugu wanaagsan,Sababtoo ah xirfadiisa waxa dheer khibrad uu ku maamulo ciyaarahanadiisa iyo meesha uu ka eegayo boosaska ay ciyaaraan ayuu Jariirada The Mail u sheegay Tababaraha Kooxda Middlesbrough Aitor Karanka.

Naadiga Middlesbrough ayaa iyadu ciyaarta Horyaalka Ingiriiska heerkiisa Labaad.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here