Maamulka Koofur Galbeed oo beeniyay ineey ciidamo u direen Abuu Mansuur

Guddoomiyaha gobolka Bakool Maxamed Cabdi Tool ayaa beeniyey warar sheegaya in maamulkiisu ay ciidan u direen deegaan uu ku sugan yahay Mukhtaar Roobow Abu Mansuur oo horey uga tirsanaa Al-Shabab dhowaana Maraykanku ka saaray liiska dadka argagixisada ah ee sida weyn loo doonayo.

Maxamed Cabdi Tool ayaa sheegay inaan maamulka Gobolku weli go’aan ka gaadhin in ciidamo loo diro Abu Mansuur iyo in kale.

Maamulka-Bakool-Ciidan-uma-Dirin-Abu-Mansuur-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here