Maamulka KMG ee Jubba oo la soo dhammeestiray

Axmed-MadoobeIII-300x222Hoggaamiyaha maamulka KMG ah ee Jubba, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta magacaabay 10 wasiir ku-xigeenno, afhayeenka maamulka iyo hal wasiiru-dowle.

Hoos ka akhri magacyada wasiir ku-xigeennada la magacaabay

Wasiirka ku-xigeenka wasaaaradda maaliyadda – Cali Maxamed Xaashi

•Wasiir ku-xigeenka wasaaradda arrimaha gudaha iyo amniga – Cabdirashiid Xasan Cabdinuur

•Wasiir ku-xigeenka qorsheynta iyo xiriirka caalamiga – Cabdi Xuseen Cali

•Wasiir ku-xigeenka wasaaradda beeraha, xoolaha iyo kalluumeysiga – Daahir Cabdiqaadir Maxamed

•Wasiir ku-xigeenka wasaaradda arrimaha bulshada – Axmed Cabdiqaadir Cali

•Wasiir ku-xigeenka wasaaradda caafimaadka – Caydiid Saleebaan Xaashi

•Wasiir ku-xigeenka wasaaradda garsoorka iyo arrimaha diinta – Isaaq Maxamed Xasan

•Wasiir ku-xigeenka wasaaradda gaadiidka, boostada iyo isgaarsiinta – Geelle Muxumed Aadan

•Wasiir ku-xigeenka wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha – Xasan Isaaq Yacquub

•Wasiir ku-xigeenka wasaaradda macdanta, biyaha iyo bay’ada – Maxamed Nuur Buulle

Dikreetada kasoo baxday xafiiska madaxweynaha hoos ka akhri

dikreeto

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here