Maamulka Jowhar oo xiray Wariyaal lagu eedeeyay…

muuqal-jowhar-12Wararka naga soo gaaraya magaalada Jowhar ayaa sheegaya, in maamulka Shabeelaha dhexe uu xabsiga dhigay wariyayaal lagu eedeeyay ineey aflagaado kula kaceen maamulka.

Wariyaasha la xiray ayaa kala ah, Cabdishakuur Shaashaa iyo Cabdiraxmaan Xuseen oo u shaqeeynayay Idaacada City ee magaalada Jowhar.

Cabdikariim Cumar Macalim Aaloos, oo ah agaasimaha warfaafinta maamulka Shabeelaha Dhexe, ayaa xaqiijiyay xariga wariyaasha,.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here