Maamulka Gobolka sh/hoose oo ka Warbixiyey Weerar Qorsheysan oo Ajaanib Xalay ka Fuliyeen Gobolkaasi

Gudoomiyaha gobolka Sh/hoose ee dawlada Somalia C/qaadir Maxamed Nuur oo la hadlayey idaacada kulmiye ayaa sheegay inuu ka war hayo weerar ciidamadaNato ka fuliyeen Buulo-mareer.

Wariye katirsan idaacada Kulmiyeoo la hadlay Midnimo.Com ayaa usheegay in gudoomiye Siidii uutibaaxay inay iyagu codsadeen sidii loo ciribtirilahaa shabaabka iskuuruursaday deegaanka Buulo-mareer.

Waxa uu sheegay gudoomiyaha Sh/hoose  in  diyaaradahadagaalkaeeCiidamadaNatogaarahaankuwooda France ay weerarwaqtibadan la geliyeykuqaadeenshabaab iyo ajaanib la joogtayookusugnaabuulo-mareer.

“Waxaancodsanay in la weerarosaldhigyo ay lahaayeen shabaab oo Buulo kuyaalla,waxaana ay ciidamada yoolkooda ugu weyn uu ahaa sidii loo soo furan lahaa muwaadin france udhashay waana najaxay howlgalka ayuu yiri Gudoomiyaha”.

Waxauu intaa raaciyey in al shabaab ay kujabeen dagaaladii ugu dambeeyay ay la galeen ciidamada xoogga dalka iyo kuwa amisom saldhigyadooda ugu waa weyna ay ka sameysteen Buulo-mareer.

Inkastoo si faah-faahsan uusan uga warbixin howlgalka lagu guuleystay inta uu la eg yahay ayuu hadana gudoomiye Siidii waxa uu saxaafada uballanqaaday faahfaahino dheeraad ah inay dib kazoo sheegi doonaan.

Xafiiska Wararka Midnimo, webmaster@midnimo.com

midnimo12@googlemail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here