Maalinta Ciidanka Booliska oo maanta laga Xusay Jowhar (SAWIRO)

Munaasabad ballaaran oo lagu maamuusayey Aas aaskii ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo kasoo wareegtay 71-sano ayaa maanta lagu qabtay magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Sh/dhexe.

Munaasabadaasi waxa qeyb galay Gudoomiyaha Gobolka Sh/dhexe Cali Cabdullaahi Xuseen (Guudlaawe),Gudoomiye kuxigeenka dhinaca Siyaasada iyo Amniga Maamulka Sh/dhexe Axmed Meyre Makaraan,Gudoomiyaha Degmada Jowhar Maxamed Cali Muudeey iyo Xubno kale oo Maamulka Gobolka & Kan Degmada Jowhar ka socday.

Waxa khudbadihii laga jeediyey halkaasi si weyn loogu soo bandhigay ahmiyada ciidanka Booliska u leeyihiin Shacabka iyo duruufaha ay ku shaqeeyaan.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO SAWIRADA MUNAASABADII MAANTA KA DHACDAY JOWHAR

DSC02635 DSC02632 DSC02631 DSC02630 DSC02624 DSC02628 DSC02627 DSC02629 DSC02620 DSC02618 DSC02617 DSC02616 DSC02611 DSC02605 DSC02606 DSC02608 DSC02613 DSC02615 DSC02609 DSC02602 DSC02601 DSC02600 DSC02599 DSC02595 DSC02596 DSC02597 DSC02598 DSC02594 DSC02593

SAWIR QAADE: MAXAMED IBRAAHIM JIMCAALE (AMOORE)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here