Luka Modrid oo goordhow £33m ugu dhaqaaqay Realmadrid

Kubad qaabeeyahay xulka Croatia iyo kooxda Tottenham ayaa ugu danbeynti (£33.3 million) maanta ugu dhaqaaqay kooxda haysata horyaalka Spain ee Realmadrid.

Masuuliyiinta Spurs-ka ayaa markii hore ku adkeesanay in Real ay bixiso 40£ hadii ay dooneeyso Modric,laakiin ciyaaryahanka ayaa cadaadis kusaaray naadigi Tottenham ineey fududeeyaan xaalada,taas ayaana kentay in ugu danbeynti ay Real kuqaadato 33.3£.

Modric ayaa lagu wadaa in maalinta beri ah uu qalinka ku duugo heshiis gaaraya ilaa 5sano gaaraya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here