Lucca Modric ku biiraya Real Madrid

Sida ay qortay saxaafada wadanka Ingiriiska xidiga Tottenham Lucca Modric ayaa waqtikamadanbeys ah uqabtay mustaqbalkiisa waxaana uu sheegay inuu Relmadrid kubiiri doono ama uu Spurs-ka sii joogi doono.

Jaraa’idkaEnglandayaa hadal haya in Modric uu 17-ka bishan kubiirayo Naadiga Realmadrid, waxaana jira warar sheegaya in Real Iyo Tottenham ay isku afgarteen arinta xidigaan.

Raelmadrid ayaa beryahaanbo aad udabo ordaysay xidigaan iyadoo dooneeysa ineey ku xoojiso qadka dhexe iyadoo ay jiraan warar sheegaya in xidiga reerBrazilee Kaka uu isaga tagi doono xagaagan naadiga Realmadrid.

Xafiiska Wararka Midnimo, webmaster@midnimo.com
midnimo12@googlemail.com.