London: Maxaad ka taqaan Taksiilaha Soomaaliyeed ee Taajirka ah?

Taksiilaha Taajirka

“Dadku waxeey iigu yeeraan Taksiilaha Taajirka, waxaan ahay ninka kaliya ee Soomaaliyeed ee ku taksiileeya gaariga la yiraa Rolls Royce” sidaasi waxaa yiri Taksiile Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Maxamuud Axmed Diiriye Guuleed kuna nool wadanka UK, kaasoo wareysi muuqaal ah oo gaar ah siinayay warbaahinta Dalsoor.

Maxamuud waxa uu wadanka UK tegay sanadkii 1989-kii asigoo Qaxooti ah, halkaasoo uu ka bilaabay wax barashadiisa aasaasiga ah, waxaana uu shaqada Taksiilanimada bilaabay sanadkii 1996-dii.

Halkaan ka daawo Muuqaalka wareysiga Taksiilaha Taajirka:

13275635_1129715190404179_199487821_n 13275683_1129715310404167_735278104_n 13275924_1129715263737505_1793322573_n 13282052_1129715207070844_42213725_n 13285659_1129715297070835_1270009357_n 13285730_1129715500404148_1064749073_n 13292861_1129715470404151_390859071_n 13292966_1129715327070832_1078417798_n

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here